Q/M oo ku eedeeysay Faroole in uu Duqeyn ka geystay Bariga Maamulka Puntland

Lonodon (KON) - Bogga Allssc.com ayaa Maantay soo daabacay Qoraal ka hadlaayo Qaramada midoobay oo ku eedeeysay Faroole in uu Duqeyn ka geysatey Degmada Balli-dhidin ee Gobolka Bari ee Maamulka Puntland.
Warar Keydmedia Online
Q/M oo ku eedeeysay Faroole in uu Duqeyn ka geystay Bariga Maamulka Puntland

"Waxaa caddaatay Maamulka Faroole in uu ciidamada mercenary ee Sterling/Saracen uu u isticmaalay dad aan waxba galabsan aanan hubeeysneeyn kana soo jeeda Beelaha degan bali dhiddin.

Waxaa kale oo cadaatay hal mar oo fal gal ah bisha markeey aheeyd june 16 keedii 3 Seddex diyaaradood oo ah kuwa qumaatiga u kaca weerar xoogan ay ku sameeyeen tuulada bali dhiddin aygaa dab rasaas xoogan ku furay maato shicib ah inta la og yahy muddo 5 shan saacadood ah kuna dileen 7 ruux."

HALKAAN KA AQRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN 

Keydmedia Online - Xafiiska London