Qarax 2aad oo ka dhacay Muqdisho

Waa qaraxii labaad oo maanta ka dhacaya Caasimadda dalka Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online
Qarax 2aad oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Jugta qarax xoog leh ayaa goordhaw laga maqlay magaaladda Muqdisho, wuxuuna noqonayaa midkii 2aad oo Maanta gudaheeda ka dhacaya Caasimadda.

Lama oga nooca qaraxa iyo bartilaameedka. Saakay ayaa qarax miino wuxuu ka dhacay Xaafadda Buula-Xuubey, kaasoo ay ku dhaawacmeen ugu yaraan saddex askari oo katirsan DF,

Wixii kusoo kordha, kala soco Bogga Keydmedia.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 6 December 2021 18:32

Boobkii doorashada ee sababay dilkii MW Soomaaliya iyo isku dhajintii xukunka ee keentay burburka dalka ayuu Farmaajo dib u soo celiyay, wuxuu diiddan yahay banneynta xaafiiska iyo hirgalinta doorasho xalaal ah.