Qarax ayaa laga maqlay Muqdisho

Jug xooggan oo loo maleenayo in ay tahay Qarax miino ayaa laga maqlay daqiiiqad kahor xaafadaha magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online
Qarax ayaa laga maqlay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Jug xooggan oo loo maleenayo in ay tahay qarax miino ayaa laga maqlay xaafadaha qaar kamida dagmooyinka Gobolka Benaadir.

Sida aan ku heleeno warar lagu kalsoonaan karo qaraxa lamaqlay ayaa ah miino lagu aasay dhulka, meel u dhaw garoonka kubadda cagta ee Injineer Yariisow, ciidamada ammaanka markii ay heleen xogta ku saabsan miinada ayey qarxiyee, mana jiro wax qasaaro nafeed ah oo ka dhashay miinada oo ay qarxiyeen Ciidamada dowladda Soomaaliya.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.