Qarax caawa ka dhacay Baledweyne

Ugu yaraan hal qof oo shacab ayaa ku dhaawacmay weerar loo adeegsaday Bam gacmeed oo ka dhacay Magaalada Baladweyne. 

Warar Keydmedia Online
Qarax caawa ka dhacay Baledweyne

Bam gacmeedkaan ayaa lagu tuuray Barkoontarool oo aay ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin xaafada Buundaweyn ee magaalada Baledweyne.

Qaraxa ayaa laga maqlay Xaafadda u dhaw Buundaweyn.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.