Qarax culus oo goordhaw ka dhacay Muqdisho

Rasaas ayaa la maqlay qaraxa kadib, waxaana soo baxaya warar sheegaya in goobta qaraxa ay tahay meel muhiim ah.

News Keydmedia Online

MUQDISHO, Soomaaliya - Jugta qaraxa weyn ayaa goordhaw laga maqlay Muqdisho, kaasoo ay la socotay rasaas, waxaana la ogeyn goobta iyo nooca qaraxa.

Qiiq iyo uuro cad baa cirka isku shareeray qaraxa kadib, waxaana la ogeyn khasaaraha inta uu la egyahay. Qaraxa wuxuu dhacay abaare 7:33 AM waqtiga magaaladda Muqdisho.

Fahfaahin, kala soco bogga Keydmedia Online.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.