Qarax culus oo ka dhacay Baydhabo

Dadka degaanka ayaa sheegaya inay maqlayeen rasaas xoog leh kadib qarax ka dhacay meel canshuuraha lagu qaado oo gudaha magaaladda ku taalla.

Warar Keydmedia Online
Qarax culus oo ka dhacay Baydhabo

BAYDHABO, Soomaaliya - Wararka laga helayo magaaladda Baydhabo, ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi uu goordhaw ka dhacay qaraxa miino, oo lala eegtay bar-koonatarool oo Ciidanka maamulka Koonfur Galbeed ay canshuur ku qaadaan.

Waxaa lagu soo waramayaa inuu jira khasaaro dhaawac ah, oo soo gaarey ugu yaraan 5 qof oo shacab ay ku jiraan.

Fahfaahinta warka, kala soco bogga KEYDMEDIA ONLINE.

    Commenting is not available in this channel entry.