Qarax culus oo ka dhacay Caasimadda Soomaaliya

Qaraxa waxa uu ka dhacay meel ku dhaw xerada tababarka Booliska Iskuul Polizio oo amaankiisa aad loo adkeeyo.

Warar Keydmedia Online
Qarax culus oo ka dhacay Caasimadda Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax xoog leh oo loo malaynayo Is-miidaamin, ayaa ka dhacay magaaladda Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay meelo fog, oo kamid ah Caasimadda Soomaaliya.

Warar hordhac ay oo KON ay ka heshay qaraxa ayaa sheegaya inuu ka dhacay meel maqaaxi ah oo ku dhaw Iskuul Polizio oo ah meesha lagu tababaro Booliska, sidoo kalena lagu toogto xubnaha Al-Shabaab.

Wixii kusoo kordha kala soco boggan.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.