Qarax culus oo ka dhacay Kismaayo

Jugta qaraxa ayaa laga maqlay qeybo kala duwan oo katirsan magaaladda, waxaana dhacaysa rasaas teel-teel ah.

Warar Keydmedia Online
Qarax culus oo ka dhacay Kismaayo

KISMAAYO, Soomaaliya - Qarax ayaa goordhaw ka dhacay magaaladda Kismaayo, ee xarunta KMG ee Jubbaland.

Lama oga bartilmaameedka iyo nooca qaraxa Caawao ka dhacay magaalo xeebeedkan, oo 500-KM Koonfur uga beegan Muqdisho.

Wixii kusoo kordha, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.