Qarax culus oo ka dhacay Muqdisho

Waxaa lagu soo waramayaa in qofkii wadey Gaariga uu ku dhintay.

News Keydmedia Online

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax Gaari ayaa goordhaw ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Baar-Ubax, ee magaaladda Muqdisho, waxaana goobta gaari Ciidamo katirsan dowladda.

Gaariga ayaa ku qarxay meel u dhaw bar koontarool oo NISA ku leedahay Isgoyska Baar Ubax, waxaana jira warar sheegaya in qofkii wadey gaariga kaligiisa ku geeriyoodey weerarka.

Wixii kusoo kordha kala soco wararkeena dambe.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.