Qarax culus oo laga maqlay Muqdisho

Waa qaraxii 3aad oo labo todobaad gudahoda ka dhaca magaaladda Caasimada ah ee Muqdisho, oo amnigeeda uu faraha kasoo baxayo xili dalka uu galayo marxalad kala-guur ah.

Warar Keydmedia Online
Qarax culus oo laga maqlay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Jugta qarax xoog leh ayaa goordhaw laga maqlay magaaladda Muqdisho, kaasoo aan la ogeyn halka rasmiga ah ee lala eegtay iyo nooca uu yahay.

Fahfaahinta oo dhameystiran, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.