Qarax ka magaaladda Muqdisho

Qaraxa kadib waxaa ka maqlay rasaas xoog leh oo daqiiqado socotay.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka magaaladda Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax ayaa goordhaw ka dhacay magaaladda Muqdisho, ee Caasimadda Soomaaliya.

Rasaas ayaa la maqlay qaraxa kadib, waxaana wararka hordhaca ah ay sheegayaan inuu qaraxa ka dhacay jidka 21-ka October.

Fahfaahin, kala soco Wararkeena dambe.

KEYDMEDIA ONLINE 

Commenting is not available in this channel entry.