Qarax Goordhaw ka dhacay Muqdisho

Jugta qaraxa ayaa laga maqlay qeybo badan, oo kamid ah Caasimadda waxaana kasoo baxaya warar kala duwan khasaaraha.

Warar Keydmedia Online
Qarax Goordhaw ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qaraxa culus, oo xigtay rasaas xoog leh ayaa goordhaw laga maqlay magaaladda Muqdisho, ee Caasimadda Soomaaliya.

Goobjooge la hadlay KON ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa miino wadada dhinaceeda lagu aasay kaasoo lala eegtay Ciidamo kamid ah AMISOM oo marayay Isgoyska Fagax iyo Xaafadda Jamhuuriya inta u dhaxaysa.

Fahfaahin kala soco wararka dambe.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.