Qarax ka dhacay Muqdisho

Lama oga bartilmaameedka halka uu yahay, iyo nooca qaraxa, balse wuxuu imaanayaa xili maalmihii u dambeeyay jidadka qaar ay xirnaayeen.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax culus ayaa goordhaw laga maqlay magaaladda Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay meelo kale duwan, waxaana kasoo baxaya warar dheeraad ah halka uu ka dhacay iyo bartilmaameedkiisa.

Fahfaahin dhameystiran, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.