Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerarka ay ku dishay 16 askari oo Mareykanka u dhashay, sidoo kalena ay ku dhaawacday 12 kale, waxaana qaraxa gaari xigay rasaas illaa hadda saldhiga ka socota.

Warar Keydmedia Online
Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay duleedka Kismaayo

KISMAAYO, Soomaaliya - Weerar culus oo ku billowday qarax Is-miidaamin ah ayaa ka dhacay saldhig ku yaalla degaanka Janaay Cabdalla, oo 60-KM galbeedka uga beegan magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Qaraxa gaari waxaa xigtay rasaas xooggan, oo illaa hadda ka socota saldhigga, taasoo u dhaxaysa Ciidanka DF iyo kuwa Mareykanka oo isku dhinac ah iyo Malleeshiyada Al-Shabab.

Fahfaahin dhameystiran kala soco KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.