NISA oo baaraysa Lacag Mucaaradka Garoonka uga soo degtay
Qaraxa ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Afgooye.
MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax culus oo Is-miidaamin ah ayaa ka dhacay goordhaw nawaaxiga degaanka Xaawo Cabdi, kaasoo lala eegtay Injineer Turki ah oo dhisayay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.
Qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa la sheegay inuu beegsadey Koox Injineero ah oo ku howlanaa dhismaha jidka, waxaana ka dhashay qaraxa khasaarooyin isagu jira dhimasho iyo dhaawac.
Lama oga tirada dadka ku dhintay weerarka, oo noqonaya qaraxii labaad oo tan iyo shalay ka dhacay Soomaaliya sanadka cusub.
KEYDMEDIA ONLINE
Ciidamada ayaa ku jira xiligan qeybta Cargo - Xamuulka diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde kadib markii ay heleen xogta ku saabsan in Mucaaradka Lacag u timid.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments