Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Rasaas xoog leh ayaa la maqlay qaraxa kadib.

Warar Keydmedia Online
Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax is-miidaamin ah ayaa ka dhacay Goordhaw magaaladda Muqdisho, ee Caasimadda Soomaaliya.

Sarkaal katirsan laamaha amniga ayaa u sheegay KON in Qof isku soo xiraay walxo qarxa uu isku qarxiyay Maqaayad ku taallo xaafadda Sadaxda Geed dagmada Shangaani,

Qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira ayaa ka dhashay, balse lama oga inta uu la egyahay.

Fahfaahin, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.