Qarax ka dhacay Addis Ababa

Qarax weyn oo ka dhacay caasimadda daldka Itoobiya ee Addis Ababa ayaa la sheegay in ay ku dhinteen ugu yaraan 8 qof. 

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Addis Ababa

Booliska caasimada Addis Ababa ayaa warkaan u xaqiijiyay wakaalada wararka ee dalka.

Waxaa maalintii 3aad gudaha dalka Itoobiya ka soconaya rabshado iyo qalaalaso ka dhashay dilka fanaankii caanka ahaa Hachalu Hundessa oo ka dhacay Addis Ababa habeenkii isniinta ee lasoo dhaafay.

Wixii faahfaahin ah kala soco bogga wararka ee KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.