Qarax ka dhacay Beled-Xaawo

Jugta Qaraxa ayaa laga maqlay xaafadaha magaaladda, waxaana Booliska ay xireen wadooyinka gala Suuqa oo xiligaas mashquul badan uu ka jiray.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Beled-Xaawo

Qarax xoog leh ayaa goordhaw ka dhacay magaaladda Beled-Xaawo, ee gobolka Gedo, taasoo ku dhaw xuduuda Soomaaliya la leedahay dalka Kenya.

Goobjooge ayaa KON uu sheegay in qaraxa uu ka dhacay Meel Suuq ah, oo mashquul badan uu ka jiray.

Fahfaahinta, kala soco bogga Keydmedia Online

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.