Qarax ka dhacay Caasimadda Soomaaliya

Labo Xildhibaan oo hore ayaa ku dhaawacmay qaraxa oo ahaa mid culus oo geystay khasaaro lixaad leh.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Caasimadda Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax miino ayaa daqiiqado kahor ka dhacay degmada Shibis ee gobolka Banaadir, kaasoo geystay khasaaro isagu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wararka hordhaca ah ee Keydmedia Online helayso ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay Muxudiin Xasan Afrax, oo ah Xildhibaan hore kaasoo ku dhaawacmay weerarka, iyadoo ay ku dhinteen askar la socotay.

Fahfaahin filo goordhaw.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.