Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Qarax loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
Qaraxaan ayaa lala beegsaday gaari Qooqan ah oo marayay inta u dhaxeysa Beerta Jaadka iyo Isgooyska Ex-Koontarool Afgooye.
Sida dad goobta ka dhawaa sheegeen, waxaa qaraxa ku geeiyooday hal ruux, waxaana jira dhaawacyo soo gaaray dadkii saarnaa iyo kuwii ka ag dhawaa oo uu gaaray firirka Qaraxa.
Gaarigaan qaraxa lala beegsaday ayaa ka mid ah kuwa u adeega Turkida dhiseysa wadada xariirisa Muqdisho iyo Afgooye oo hadda gabagabo mareysa.
KEYDMEDIA ONLINE
Maamulka Puntland ayaa caawa shaacisay mowqifkeeda ee ku aadan ismari-waaga siyaasaddeed ee ka taagan dalka.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments