Qarax ka dhacay Gaalkacyo

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay, labo kalena way ku dhaawacmeen qaraxa, oo ahaa mid culus oo xigtay rasaas ay fureen Ciidanka.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Gaalkacyo

GAALKACYO, Soomaaliya - Qarax xoog leh ayaa goordhaw ka dhacay waqooyiga magaaladda Gaalkacyo, oo ka tirsan Maamulka Puntland.

Goobjooge la hadlay KON ayaa sheegay in qaraxa oo ahaa miino lala eegtay Ciidan roondo ku jiray, waxaana ku dhintay hal qof, labo kalena way ku dhaawacmeen.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.