Qarax ka dhacay magaaladda Muqdisho

Jugta ayaa laga maqlay qeybo kamid ah degmada Hodon ee gobolka Banaadir, waxaana goobta oo ku dhaw Isgoyska Tarabuunka gaarey Ciidanka Booliska oo jidka xiray.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay magaaladda Muqdisho

Qarax culus ayaa goordhaw ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Mashquulka badan ee Tarabuunka, oo ku yaalla degmada Hodon ee gobolka Banaadir.

Goobjooge ayaa KON u sheegay in Qaraxa uu ahaa Miino wadada qarkeeda la dhigay taasoo ka dhacay meel ku dhaw Isbitaalka DEVA, oo hortiisa marta wadada aada Tarabuunka.

Fahfaahin, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.