Qarax ka dhacay magaalda Muqdisho

Waxaa qarax xoog leh laga maqlay xaafadaha degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee gobolka Benaadir.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay magaalda Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax xoog leh ayaa laga maqlay hadda xaafadaha degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee gobolka Benaadir.

Si rasmi ah looma oga qaraxa iyo cidda lala beegsaday, balse wuxuu u muuqdaa inuu yahay mid la dhigay waddada dhinaceeda, iyadoo qaraxyada nuucan ah ay ku soo badanayeen magaalada Muqdisho.

Wixii wara ee kusoo kordha qaraxaas, cidda lala beegsaday, halka uu ka dhacay, iyo qasaaraha ka dhashayba halkan ayaan idinkugu soo gudbin doonaa

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.