Qarax ka dhacay Muqdisho

Wararka ayaa sheegaya in Taliyaha Booliska Muqdisho lala eegtay qaraxa oo ahaa Gaari lagu soo xiray walxo qarxa.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax culus ayaa goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho, ee Caasimadda dalka Soomaaliya, kaasoo la sheegay inuu ka dhashay gaari walxo qarxa lagu soo xiray.

Wararka hordhaca ay Keymedia Online helayso ayaa sheegaya in lala eegtay qaraxa gaari uu la socday taliya booliska gobolka Banaadir Farxaan Qaroole xili uu marayay nawaaxiga Zoobe.

Fahfaahin filo goordhaw.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 24 July 2021 15:48

Duqeymaha waxay u diidayaan Al-Shabaab inay hesho fursad ay isku abaabusho, oo ay ku qorsheyso weeraro, kuna tababarto dagaalyahanno cusub, dhanka kale, Mareykanka ayaa duqeymihii uu Soomaaliya ka geystay sanadihii lasoo dhaafay ku laayay shacab badan oo rayid ah.