Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax weyn ayaa daqiiqadaan ka dhacay Magaalada Muqdisho, waxaana laga maqlay guuxa qaraxa Xafiiska Wararka ee Keydmedia Online. 

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Muqdisho

Wali ma cada goobta uu Qaraxu ka dhacay iyo khasaaraha uu geystay, laakiin waxaa Qaraxa laga maqlay Magaalada Saacadu markey tahay 7:25 PM. 

Wixii Faah-Faahin dabcan waxaad kala socon doontaa bogga Wararka ee Keydmedia Online.

KEYDMEDIA ONLINE 

    Commenting is not available in this channel entry.