Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax xoog leh ayaa laga maqlay magaalada Muqdisho, walina lama oga qasaaraha qaraxa iyo cidda lala beegsaday.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Muqdisho

Sida goob-joogayaal ay u xaqiijiyeen Keydmedia Online, Qarax xooggan oo laga maqlay Magaaladda oo dhan ayaa caasimada ka dhacay daqiiqado kahor. 

Wixii warar ah ee kusoo kordha waxaan idinkugu soo gudbin doonaa saacadaha soo aaddan.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.