Qarax ka dhacay Muqdisho

Qaraxa wuxuu ahaa is-miidaamin uu fuliyay nin isku soo xiray walxo qarxa.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax wayn ayaa goordhaw ka dhacay meel u dhaw Ex-control Afgooye, gaar ahaan wadada aada dhanka Xaafadda Maclin Nuur ee degmada Dharkeenlay.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in qaraxa uu fuliyay nin isku soo xiray walxo qarxa, oo beegsaday Ciidamo ku sugnaa meel Suuq ah oo aan ka fogeyn Isgoyska Ex-control Afgooye.

Fahfaahin, kala soco Wararka dambe ee KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.