Qarax ka dhacay Muqdisho

Goob ay isagu yimaadeen Ciidanka dowladda ayuu ka dhacay qaraxa, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan khasaaraha.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomalaiya - Qarax xoog leh ayaa goordhaw ka dhacay magaaladda Muqdisho, gaar ahaan degmada Wadajir, sida ay xaqiijiyeen goobjoogiyaal.

Qaraxa ayaa lala beegsadey goob maqaaxi ah, oo ay inta badan isagu yimaadaan askarta dowladda oo ku taalla wadada aada dhanka degaanka Jaziira.

Fahfaahin, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 20 September 2021 18:56

Khabiir amni ayaa ku doodaya in loo baahan yahay in la furo baariska dilkii Injineer Yariisow, si xal loogu helo, xaaladda cakiran ee la xariirta baarista kiiska Ikraan Tahliil Faarax, iyo saraakisha kale ee NISA.