Qarax ka dhacay Muqdisho

Jugsta qaraxa ayaa laga maqlay meelo fog oo katirsan Caasimadda, iyadoo weerarkan uu noqonayo midkii 2aad tan iyo shalay.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax culus ayaa goordhaw laga maqlay magaaladda Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Ceel-Gaabta oo ah wado mashquul badan xiliga kasta.

Wararka hordhaca ayaa sheegaya in uu ahaa qaraxa Is-miidaamin, waxaana la ogeyn bartilmaameedkiisa. Khasaaro ayaa jira, balse lama xaqiin tirada inta ay la egtahay.

Fahfaahin, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 24 October 2021 7:50

Wadaadka xiriirka xooggan la leh kooxo diimeed ka jira Iran, Shaakir, wuxuu ku soo duulay degaan nabad ah oo nidaam dowladnimo iyo kala danbeyn amni ku naalloonaya, wuxuuna muddo dheer oo kataabo garbaha u surnaayeen kadib cagta saaray jidkii Xasan Dhaahir Aweys, ee qori kursi ku doonka ahaa.