Qarax ka dhacay Shabeellaha Hoose

Qaraxa ayaa kusoo beegmay xili Ciidanka DF la wareegeen Shalay degmada Kuntuwaarey.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Shabeellaha Hoose

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku geeriyooday, halka saddex kalena ku dhaawacmeen qarax Miino oo shalay galab ka dhacay galbeedka degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Dadka deegaanka ayaa u sheegay KON in qaraxa uu ka dhacay meel u dhow Xerada ciidamada Kumaandooska Danab oo ku taallo galbeedka degmada.

Wixii kusoo kordha Warkan, Kala soco KEYDMEDIA ONLINE.

    Commenting is not available in this channel entry.