DEG-DEG

Qarax ka dhacay Suuqa Xoolaha ee Muqdisho

Qarax weyn ayaa daqiiqado kahor ka dhacay Suuqa Xoolaha ee degmada Hiliwaa ee Muqdisho.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Suuqa Xoolaha ee Muqdisho

Qarax ayaa ka dhacay dalcadda Suuqa Xoolaha ee degmada Hiliwaa, rasaas ayaa la maqlayaa, wararka ayaa sheegaya in lala beegsaday Kolonyo ka tirsan AMISOM.

Warkaan waa war hada soo dhacay, wixii kusoo kordha kala KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.