Qarax kale oo Muqdisho ka dhacay

Shalay ayay ahayd markii qarax is-miidaamin ah oo dhacay afaafka General Kaahiye ay ku dhinteen 5 qof.

Warar Keydmedia Online
Qarax kale oo Muqdisho ka dhacay

MUQDISHO, Soomaaliya - Jugta Qarax wayn ayaa laga maqlay saakay magaaladda Muqdisho, kaasoo ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.

Goobjooge ayaa KON u sheegay in qaraxa uu ahaa miino lagu qarxiyay Kolonyo AMISOM oo mareysay inta u dhaxaysa Fagax iyo Jamhuuriya, ee degmada Kaaraan.

Fahfaahin filo goordhaw.

KEYDMEDIA ONLINE 

Commenting is not available in this channel entry.