Qarax labaad oo ka dhacay Muqdisho

Waxuu noqonayaa qaraxan midkii labaad oo mudo saacado gudahooda ka dhacay Muqdisho.

Warar Keydmedia Online
Qarax labaad oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax labaad ayaa goordhaw ka dhacay magaaladda Muqdisho, ee Caasimadda dalka Soomaaliya.

Lama oga bartilmaameedka iyo nooca qaraxan oo noqonaya midkii labaad oo tan iyo saakay ka dhacay magaaladda.

Fahfaahin, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.