NISA oo baaraysa Lacag Mucaaradka Garoonka uga soo degtay
Qarax xoog leh ayaa laga maqlay magaalada Muqdisho, lama oga qasaaraha qaraxa iyo cidda lala beegsaday.
MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa dhacay daqiiqado kahor, waxaan xigay rasaas muddo daqiiqad ah socotay, taasoo loo maleenayo cidda qaraxa lala beegsaday in ay ahaayeen ciidamo ka tirsan dowladda.
Lama oga qasaaraha balsa xaafadaha Caasimadda ayaa laga dareemay dhawaaqa oo ahaa mid xoog badan.
Wixii warar ah ee kusoo kordha waxaan idinkugu soo gudbin doonaa saacadaha soo aaddan.
KEYDMEDIA ONLINE
Ciidamada ayaa ku jira xiligan qeybta Cargo - Xamuulka diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde kadib markii ay heleen xogta ku saabsan in Mucaaradka Lacag u timid.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments