Qarax weyn oo ka dhacay Muqdisho

Qarax weyn ayaa daqiiqado kahor ka dhacay agagaarka Sayidka, waxaana Qaraxa laga maqlayaa Magaalada oo dhan. 

Warar Keydmedia Online
Qarax weyn oo ka dhacay Muqdisho

Qarax xooggan ayaa Caawa 8:00PM ka dhacay Magaalada Muqdisho. 

Sida ay goobjoogayaal KON u sheegayaan Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhaw Sayidka, waxaana haatan agagaarka Wasaarada Anminga laga maqlaya rasaas. 

Wixii kusoo kordha warkaan kala soco Keydmedia Online

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.