Qarax xoog leh oo ka dhacay magaaladda Muqdisho

Jugta qaraxa ayaa laga maqlay meelo fog, waxaana la maqlay rasaas culus.

Warar Keydmedia Online
Qarax xoog leh oo ka dhacay magaaladda Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax xooggan ayaa goordhaw ka dhacay magaaladda Muqdisho, ee Caasimadda Soomaaliya.

Wararka hordhaca ah waxay sheegayaan inuu ka dhacay qaraxa saldhiga booliska degmada Xamarweyne, waxaana lagu soo waramayaa inuu fuliyay qof isa soo miidaamiyay.

Fahfaahin, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.