Fahfaahin: Qarax xoog leh oo ka dhacay Muqdisho

Goobjooge ayaa KON u sheegay inuu arkay labo qof oo dhaawac soo gaarey oo goobta laga qaadayay.

Warar Keydmedia Online
Fahfaahin: Qarax xoog leh oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO - Qarax ayaa goordbow ka dhacay inta u dhaxaysa Isgoyska Dabka iyo Sayidka ee magaaladda Muqdisho.

Qaraxa wuxuu ahaa miino sida la sheegay wadada dhinaceeda la dhigay taasoo qaraxday xili mashquul uu jiro.

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda qaraxa, iyadoo tilmaantay inay ku dishay askar boolis ah.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ee Isgoyska Dabka waxaa fariisin gaadiidka lagu baaro ku leh booliska dowladda.

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.