Qarax xoog leh oo ka dhacay Muqdisho

Dhowr ayaa Maqaaxida ku sugnaa xiliga qaraxa, waxaana laga cabsi qabaa inuu jiro khasaaro aad u badan oo dhimasho iyo dhaawac ah.

Warar Keydmedia Online
Qarax xoog leh oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax jugtiisa laga maqlay meelo fog ayaa goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo imaanaya xili Maanta uu baaqday Shirka Arrimaha Doorashooyinka.

Goobjooge la hadlay Keydmedia Online ayaa sheegay in Qaraxa uu fuliyay nin isku soo xiray walxaha qarxa kaasoo beegsaday Maqaaxi ay dad isagu jira askar iyo shacab ku sugnaayeen oo ku taalla nawaaxiga Isgoyska Jubba, oo ku dhaw xarunta NISA.

Fahfaahin filo goordhaw.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 19 January 2022 16:49

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Xil-gaarsiinta ee masuulka ka ah hirgalinta hannaanka doorashooyinka dadban, ayaa qeylo-dhaan ka muujiyay habka loo maamulay mid ka mid ah kuraasta Aqalka hoose ee taalla Puntland.