Qarax xoog leh oo Muqdisho ka dhacay goordhaw

Jugta qaraxa ayaa laga maqlay meel fog, waxaana la ridayay rasaas culus.

Warar Keydmedia Online
Qarax xoog leh oo Muqdisho ka dhacay goordhaw

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax ayaa goordhaw ka dhacay Caasimadda Soomaaliya, Muqdisho kaasoo kusoo beegmaya xili magaaladda ay ka jirto Xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay doorashadda dib loo dhigay.

Booliska ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhacay degmada Heliwaa, iyadoo aan wali la ogeyn bartilmaameedka iyo nooca qaraxa oo ahaa mid culus oo xigtay rasaas.

Fahfaahin, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.