Qarax Culus oo ka dhacay Meel u dhaw Xarunta Baarlamaanka

Muqdisho(KON)- Qarax Culus ayaa Goor dhaw ka dhacay Meel u dhaw Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya,gaar ahaan Isgooyska Seyidka ee Magaalada Muqdisho.
Warar Keydmedia Online
Qarax Culus oo ka dhacay  Meel u dhaw Xarunta Baarlamaanka

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa Qarax Ismiidaamin ah oo uu watay Qof Nafti hure ah.

Waxaa Qaraxa uu geeysyay Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac ah,waxaana Qaraxa uu ka dhacay Goob ay Ciidamada Dowladda Soomaaliya ku badnaayeen.

Goobta ayaa hada Xiran,waxaana Gaadiidka Ambalaska ay Gurayaan Dhaawacyadii.

Waxii ku soo kor dha keydmedia online kalan soco

Keydmedia online - Xafiiska Muqdisho