Qarax Gilgilay Magaalada Mogadishu 5daqiiqo ka hor.

Mogadishu (Keydmedia) - Dhismihii Hargaha iyo Saamaha ee ku yiil Lambar Afar ayaa goor dhaweyd Babuur laga soo buuxshay wax yaalah Qorxa u ku dhex qarxay. Waxaa halkaas ku nafwaayey 18 Arday iyo walidiintood oo halkaas u tagay in ay Ogaadaan natijada Imtixaadadii ay u galeen in lo qaado Dalka Turkiya.
Warar Keydmedia Online
Qarax Gilgilay Magaalada Mogadishu 5daqiiqo ka hor.

Inta dhaawacaa tiradooda wali lama hayo, waxaase lo maleeyaa in ay 50ton kor u dhaafayaa. Faah-Faahin rasmi ah waxaan ka soo sheegi doonaa Saacadaha soo socda.

 

Keydmedia.net