Qarax Ismiidaamin ah oo Khasaaro geestay oo gilgilay Gaalkacyo

Muqdisho (KON) - Qarax xoogan ayaa Daqiiqado kahor ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug kaasi oo ahaa mid ismiidaamin ah.
Warar Keydmedia Online
Qarax Ismiidaamin ah oo Khasaaro geestay oo gilgilay Gaalkacyo

Qaraxa ayaa waxaa lagu weeraray taliye ku xigeenka ciidamada Booliska ee maamulka Puntland sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo.

Goobjoogayaal ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa soo sheegaya in qaraxaan ay ku dhaawacmeen ku dhowaad 10-ruux oo uu ku jiro taliye ku xigeenka ciidamada Booliska ee Puntland.

Wixii Warkaan kusoo kordha kala soco Keydmedia.net

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho