Qarax ka dhacay Balcad

Muqdisho (KON) - Qarax Geestey qasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa lala eegtey bar kantarool oo ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ku leeyihiin Degmada Balcad ee Gobolka Shebelada Dhexe.
Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Balcad

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamo ey ku dhaawacmeen Weerarkaas.

Warar kala duwna ayaa ka soo baxey qaraxa wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa miino halkaasi lagu aasey halka warar qaar ay sheegyaan in uu ahaa bam gacmeed cidianka lagu tuurey.

Wali ma cada cidii ka dambeesay Weerarkaan.

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho