Qarax ka dhacay Gaarisa

Gaarisa (KON) - Waxaa Xalay ka dhacay Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari kenya Qarax Khasaaro geestay, kaasi oo la tuhunsanyahay in lala bartilmaamsaday Ciidamada Ammaanka dalka Kenya.
Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Gaarisa

Qofka ku dhintay Qaraxa ayaa ahaa Ninkii dhigayay Miinada wuxuna rabay inuu ku aaso garoon lagu dheelo kubadda oo ku yaal Iskuulka loo yaqaan Garissa Primary.

Qaraxa ayaa ahaa mid Xoogan oo laga maqlay dhamaan Magaaladaasi.

Ciidamada Kenya ayaa la sheegay in qaraxa kadib ay howl gallo sameeyeen kuwaasi oo aysan caddeen dadka ay ku soo qabteen.

Xaalada Magaalada ayaa Saakay kacsan waxaana laga arkaayaa Dariiqyada Magaalada askar farabadan.

Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi




Warar 20 February 2021 1:45

Safaaradda Mareykanka ayaa sheegtay in dad gaaraya 20 qof ay ku dhimatay dagaalka Muqdisho, inkastoo macluumadka ay Keydmedia Online haleysa sheegaya in ku dhawaad 60 qof ay ku dhinteen.