Qarax ka dhacay Mandheere

Nairobi (KON) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Mandheere ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in Magaalada uu ka dhacay Qarax Xooggan.
Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Mandheere

Qaraxaan ayaa ka dhacay Bartamaha Magaalada, waxeyna Wararka hordhaca ah sheegayaan in uu ka dhacay Goob lagu Caweeyo.

Wali ma cada Khasaaraha ka dhashay Qaraxaan.

Warar soo gaarya Xafiiska Keydmedia Online ee Nairobi ayaa sheegaya in Dhimasho iyo Dhaawacba ka dhasheen Qaraxaas.

Wixii faahfaahin ah kala soco Keydmedia.net

Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi