Qarax ka dhacay Saldhiga Degmada Marka

Marka (KON) - Magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa Xalay ka dhacay Qarax Xoogan oo lagu weeraray Saldhiga Degmada.
Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Saldhiga Degmada Marka

Qaraxaan oo la ogeyn cida ka dambeesay ayaa ahaa nuuca Bambada Gacanta.

Wararka ayaa sheegaya in Khasaaro badan ee kasoo gaartay Ciidamada Dowladda, waxaana ilaa iyo hada la ogyahay in 3 Askar ey ku dhimatay Weerarkaasi.

Maamulka Marka ayaa beeneeyay in Khasaare ka dhashay Qaraxaasi.

Keydmedia Online - Xafiska Muqdisho