Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Xalay ayay ahayd markii Qarax Miino uu ka dhacay wadada 21 October oo ku taalla magaaladda Muqdisho, oo mudooyinkii dambe amnigeeda faraha uu kasii baxayo.

Warar Keydmedia Online
Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Saldhigyada Booliska Waaberi iyo Boondheeri ayaa caawa fiidkii lagu weeraray qaraxyo bamka gacanta loo adeegsaday, waxaana kasoo baxaya warar dheeraad ah khasaaraha.

Waxaa jira degmooyin kale oo qaraxyo bam-gacmeed lagu weeraray Caawa. Waa weerar 3aad oo tan iyo xalay ka dhaca Caasimadda Soomaaliya.

Fahfaahin, kala soco Bogga Keydmedia Online

    Commenting is not available in this channel entry.