Qoor Qoor oo Gaalkacyo gaarey

Madaxweynaha ayaa maalmahan socdaal dhulka ah ku bixinayay degaanno katirsan Galmudug, oo Cadaado ay kamid tahay.

Warar Keydmedia Online
Qoor Qoor oo Gaalkacyo gaarey

GAALKACYO, Soomaaliya - Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi  Kaariye Qoor Qoor, ayaa soo gaaray Magaalada Gaalkacyo.

Waxaa kusoo dhaweeyey dadwayne iyo mas'uuliyiin Galmudug katirsan. Qoor Qoor ayaa Dugsiga Ciidamada ee Indha-qaris tababar ugu soo xiri doono Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Galmudug.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.