‘Qoor Qoor’ oo safar Deg-Deg ku aaday Nairobi

Diyaarad UN-ka leeyihiin ayaa garoonka ka qaaday Madaxweyne Galmudug oo safar deg deg ah ku aaday Nairobi. 

Warar Keydmedia Online
‘Qoor Qoor’ oo safar Deg-Deg ku aaday Nairobi

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa safar deg deg ah ugu amba baxay magaalada Nairobi, iyadoona diyaarad UN-ka leeyihiin garoonka ka qaaday. 

Lama oga waxa safarkaan deg deg keenay, iyadoo maalinta berito ah la filayo in uu Muqdisho ka furmo shirka DF iyo dowlad goboleedyada ee looga arinsanaya doorashada.

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweynaha isla berito soo laaban doono.

KEYDMEDIA ONLINE 

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.