R.wasaaraha oo ku dhawaaqay Xukuumad Cusub

Warar hada aan helnay ayaa sheegaya in R.wasaare Sharmar'ke uu ku dhawaaqay gole wassiiro cusub
Warar Keydmedia Online
R.wasaaraha oo ku dhawaaqay Xukuumad Cusub

Wasiiradan ayaa waxaa ka dhex muuqda dad aan hore ugu jirin wasiiirada Dowlada oo ay ka mid yihiin Shiikh Aadan Madoobe, C.kariin Axmed Cali, axmed C/salaan iyo kuwa kale.

Xili dhaw ayaan idiin soo gudbin doonaa Magacyada Wasiirada iyo wasaaradaha oo dhameestiran

www.keydmedia.net